Ma tahay Arday?
Hadday jawaabtu haa, bloggan adiga ayaa laguugu talo galay, waxa aad ka helaysaa waxyaalo faa'iido badan leh oo khuseeya ardayga iyo ardaynimada.
waxa aad ka helaysaa talooyin ku saabsan waxbarshada, qaababka ugu fiican ee loogu diyaargaroobo imtixaamaadka, hiigsigaaga, iyo talooyin badan oo aan hubo inay ku anfici doonaan.
feel free to like, follow comment and subscribe. thanks
No comments:
Post a Comment
Fadlan halkan ku dhaaf wixii faallo ah